Machadka tirakoobka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in wax soo saarka warshadaha ee Turkiga uu kor u kacay 7.6 boqolkiiba sanadkabmarka la eego isbeddellada jadwalka bishii Mars.
Machadka ayaa sheegay in wax-soo-saarku kor u kacay 0.2% bishii hore ee Mars.
Dalka Turkiga ayaa La Sheegaa inuu ka mid yahay dalalka kobaca dhaqaalahoodu sida Xawliga ah u socdo
Warqabadka ToggaHerer