(Toggaherer)-Xildhibaan Axmed Bulaale Ducaale Ayaa Warbaahinta Kula Dardaarmay In Ay Iska Hubiyaan Wararka Ay Bulshada U Fidinayaan..
Xildhibaan Axmed Bulaale Ducaale oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ka hadlaayey kulankii warbaahinta iyo culimada magaalada hargeysa ku dhexmaray ayaa dardaaran culus u jeediyey warbaahinta..
Daawo: