Addis Ababa, June 8, 2018 (ToggaHerer) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abi Axmed ayaa u magacaabay General Adem Maxamed Agaasimaha Guud Sirdoonka Qaranka iyo Ammaanka Qaranka .
Sida laga soo xigtay hadal uu soo saaray xafiiska ra’iisul-wasaaraha, magacaabistiisa ayaa uu u tixgeliyey khibradiisa shaqo.
Janankan ayaa ka soo jeeda sida la sheegay Qoomiyada Amxaarada.
Warqabadka Toggaherer