Ra’iisal Wasaare Abay Axmed oo ku sifeeyey Qaraxii lala Beesgaday”Isku Day Fashilmay oo ay ka Dambeeyeen Kooxo aan doonayn Itoobiya Midaysan”


Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abay Axmed ayaa kalmad ka jeediyey Tvga Qaranka Dalkaasi ka dib isku daygii Dilkiisa .

Wuxuuna Cadeeyey in ay jirto dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Falkaasi waxaanu ku eedeeyay kooxo doonaya in aan la arkin Itoobiya mideysan Waxaanu ku sheegay isku day fashilmay.

Geesta kale waxa uu tacsi u diray dadka ku dhintay Falka halka kuwa ku dhaawacmay uu u rajeeyey Caafimaad.

Sidoo kale waxa la sheegay in ilaa hadda loo qabtay Qaraxan ilaa Saddex ruux oo ay hayaan Ciidamada Amaanku.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso