(Toggaherer)-Puntland Iyo Somalia Midna Qaranka Somaliland Waxba Ka daaqi maayaan Xil Caydiid Cabdi Maxamed…
Xildhibaan caydiid cabdi maxamed oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida somaliland ayaa si kululuga hadlay farogalinta somalia ay ku soo qaaday qaranka somaliland ,waxaanu xildhibaanku cadeeyey in maamulka taagta daran ee somalia aanay waxba ka qaadi karin qaranka somaliland oo dhinac kasta ka horumaray ..
Daawo: