Addis Ababa, June 26, 2018 (ToggaHerer) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abi Axmed ayaa maanta u magacaabay Brigadier General Degfe Bedi Taliyaha Komishanka Booliska Addisababa.
Kaaliyaha Taliyaha Bilayska Hassen Negash iyo Zelalem Mengiste ayaa loo magacaabay Ku-xigeenka, Zeynu Jemal Taliyaha Guud ee Booliiska Federaalka ayaa sidaa maanta u sheegay Warbaahinta.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu awood u leeyahay inuu magacaabo Taliyayaasha bilayska labada maamul ee Addis Ababa iyo Dire Dawa.
Warqabadka ToggaHerer