Wasaaradda Qorsheynta & Horumarinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxay ruqsadii ay ku hawl galayeen ka joojisay 6 Hayadood oo ka hawl gala gudaha Somaliland.