Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliland (SOLJA) Maxamuud Cabdi Jaamac Ayaa Magaalada Hargeysa Ka Furay kulan Dib Loogu Eegaayo Xeerka Saxaafada Oo Golaha Wakiilada Somaliland Horyaala.

(ToggahererNews)-Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Ayaa Magaalada Hargeysa Ka Furay kulan Dib Loogu Eegaayo Xeerka Saxaafada Oo Golaha Wakiilada Somaliland Horyaala…

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta qaranka Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac ayaa caasimada Somaliland ka furay kulan lagu falanqaynaayey xeerka saxaafada oo horyaala mudanayaasha golahaasi wakiilada ,kalankaasi ayaa waxaa sidoo kalena laga hadlaayey ilaalinta iyo badqabka suxufiyiinta wadanka ka howlgasha.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso