Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixyey Xeerka Shirkadaha Dalka.

(Toggaherernews)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Ayaa maanta Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixyey Xeerka Shirkadaha Dalka.

Mudanayaasha Golahaasi wakiilada Somaliland ayaa waxay meelmariyeen xeerka shirkadaha dalka,xeerkaasi oo ka soo noqday mudanayaasha golahaasi guurtida somaliland ,ka dib markii wax ka badal iyo kaabis ay ku soo sameeyeen guurtidu.

Dhankiisan xoghayah Guud Ee Golahaasi wakiilada Somaliland ayaa mudanayaasha golahaasi ka hor jeediyey go-aan baarlamaanku hore uga soo saareen siyaasiyiinta xamar udusta sidii qaranka somaliland ula xisaab tami lahaa ,iyo in aan laga qaybqali karin shirarka somalia loo qabanaayo..

Halkani Hoose kaga Boggo qodob wareedkaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso