Daawo: Madaxweynihii 12 aad ee Soo mara DDSI oo Gudida Fulintu ku Anxiyeen Magaalada Addis abab iyo Arima iyo Kala Qaybsanaanta adag oo hor taala.

Daawo: Madaxweynihii 12 aad ee Soo mara DDSI oo Gudida Fulintu ku Anxiyeen Magaalada Addis abab iyo Arima iyo Kala Qaybsanaanta adag oo hor taala.
Madaxweynaha 12aad ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Maanta galinkii dambe Gudiga Fulinta DDSi ay u ansixiyeen in uu noqdo Mudane Mustafe Muxumed Omar

Suaasha is waydiinta lihi waxay tahay Madaxweynaha oo  Ka mid ahaa Ragii Mucaaradka ahaa Sidoo kale ay isku deegaan yihiin Madaxweynihii hore ee xilka laga qaaday ma ku qanci doonaan Shacabka degan Deegaanka balaadhan ee Somalida Ethiopia kuwaas oo doorkan hunguri ka hayey in ay Hantaa kusi aanay ku fadhiisan mudooyinkii ugu dambeeyey.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso