(Toggaherernews)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ka Socota Gobaladda Saaxil & Togdheer….
wasiirka wasarada qorsheyn somaliland ayaa soo kormeeray mashaariico kala duwan oo ka socda gobolada saaxil iyo togdheer ,mashaariicahaasi oo laga hirgalinaayo sanduuqa horumarinta somaliland (SDF),wasiirka oo arrintaas faahfaahin ka bixinaaya ayaa hadalkisa ku bilaabay:
(Waxyaabihii barigaasi ay u rakibeen ayaa u shaqaynaayey intaa mashruuca labaad lagu kabin mashruucaasi waxaa lagu keenay qalab qaboojineed oo ay ku jiraan baraf dhaliyayaal iyo qaboojinti kale ee barafka lagu xareynaayey).
Mashaariicdaasi ayaa waxaa ka mid ah mashruuca biyo balaadhinta magaalada burco mashruuca dhireynta buurta gacan libaax ,waxaana gobtaasiha hadalo ka jeedyey masuuliyiintaasi uu hogaaminaayey wasiirka wasaarada qorsheyna qaranka somaliland ,waxaanay hadalidii masiilyintaasi ka mid ahaa:
gobolka mashaariicdu si fiican ayey uga socdaan si fiicanna way uga hirgaleen taangiganbiyuhu ee aynu imika hoos taagan nahay waxa uu ka mid yahay mashaariicdii laga maalgaliyey sanduuqa horumarinta somaliland mashaariicdaasi oo faaiido badan ku soo kordhiyey magaalada oo ay ka mid yihiin taangi biyood kani markaasi taangigani wuu shaqaynayaa hadda magaaladiiayuu biyihii gaadhsiinayaa )