(Toggaherernews)- Mudanayaasha Golahaasi Guurtida Somaliland Ayaa waxay warbixino Ka Dhagaysteen Guddiyada Arrimaha Gudaha Iyo Dhaqaalaha Ee Golahaasi…
Fadhigii maanta Ee Golahaasi Guurtida Somaliland Oo uu Shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka Golhaasi guurtida Md-Siciid jaamac cali ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixino faahfaahsan ay xarunta baarlamaanka ay kaga dhagaysteen guddiyada arrimaha gudaha iyo dhaqaalaha ee golahaasi oo masuuliyiin kala duwan xog wareysi la soo yeelatay ,isla markaasina guddiyadaasi ayaa waxay hore wareysiyo ula soo yeesheen xubno ka mid ahaa masuuliyiinta qaranka …
Halkano Hoose kaga boggo warbixintaaso oo faahfaahsan: