Ururka Gaaroodi waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Abdillahi Kaahin, ilaahay ha u naxariisto, Ehelkiisii iyo reerkiisii ilaalay samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Abdillahi kahin waxa ahaa tiir dhexaadka ururka gaaroodi, waxa uu ka mid ahaa ragii hirgeliyey ururka gaaroodi, waxa uu ahaa oday talo iyo tusaaleba la barbartaagnaa ururka gaaroodi, waxa uu ahaa muwaadin reer Somaliland ah, waxa uu ka qayb qaatey dhismaha dawlada Somaliland,
Ururka gaaroodi waxa uu soo qori doonaa taariik nololeedkii marxuun cabdillahi kahin
Gudiga fulinta ee ururka gaaroodi