Xisbiyada Siyaasiga Ahi Waxay Ku Kala Duwan Yihiin Sadex Arimood
Qolo Waxay Sheegaan Waxay Dadweynuhu Doonaayo ´Isku Dhejinta Dadweynaha` Cod Badan Wey Ku Helaan Iyo Turjumaan Dareen Wax La Tabaayo Waa Inta Maanka Siyaasigii Gaajaysan Yahay Ama Ay Dareenka CAADIFIGII aad U Shaqaynaayo
Qolo Kale Waxay Tuujiyaan Maskaxda Waxay Ugu Badan Iib Geeyaan Waa MABAADI Siyaasi ah “Political Ideology” Inta Karaankooda Ka Fuliyaan, Badanaa Waxa Fahma Dadyawga Maanka Siyaasigii u Qaan-Gaadhay Caamaduna Hore Uma Afgarato….
Waxa Jira Qolo Sadexaad oo Dhinac Dadweynaha u Sheega Waxay Jecelyihiin Sidoo Kale Garab Wada Aragti Mabda’ Siyaasi ah, Weliba Dadka Ugu Dara Waxay Baqe Ka Qabaan Si Fiican Ayuu u Guulaystaa Xisbigaasi
Si Loo Helo Jamhuuriyad Somaliland oo Hore u Socotay Waa In La Helaa Xisbiyo Qaran Oo Danaynaaya Arimha Masiiriga Ah Ee Dalku Leeyahay
Waa In Loo Guuraa Xisbiyo Iyo yaa Wax Garanaya ? Ee Dalka Wadi Kara “Haba Adkaatee” Xagay Ka Tahay Yaad Garanaysaa ?
Ma Jiro Xisbi Aan Lahayn Barnaamij Iyo Aragtiyo Haba Yaraadee Aanu Ku Adkayn Fulinteeda Sida Xisbi Xaakimka oo Soo Diyaariyay Barnaamijkii Ugu Balaadhnaa ee Xisbi Somaliland Ahi Soo Bandhigo, Si Loo Helo Xukuumad DADKA U ADEEGTA iyo In La Adeekeeyo Hay’adaha Dawladnimadu Ku Dhisan Tahay, In La Isku Hayo Nolosha Bulshada Oo Aan Kala Fogaan, Dhibta Ka Dhalata Umad Miyi Ka Soo Guurtay oo Madani Noqotay Sidii Loo Xalin Iyo Maareyn Lahaa …..
Kulmiye Wey Hor Taalaa Fulinteedu Dhawaan Weynu Falaqayn Doonaa Iyadoo Faahfaahsan
Maxamed Xoosh