Waxay ku murmayaan: Gabre ayaa Ku xakumayay iyo Adigana Abiye ayaa Ku xakumayay.
Tigree ayaad Ka talo qaadan jirtay, Adiguna Oromo ayaad isku dhiibtay.
1-Su’aal, wuxuba soow Ethiopian ma wada ma ahan. ? ?.
Beryahan Baraha Bulshada waxaa Ku badan Gabre waa la xiray. Hala xiro waaba fiican Tahay, Laakin sababta loo xiray ma anagaa iska mala awaaleyna?.
kaba darane, websites yar yar &TV dibadda Ethiopia laga leeyahay ayaa la soo xigtay iyo muuqaal Nin katiinadeysan oo Gabre Ka muuqaal duwan, Cidda magaca Gabre waa Ku badan yahay ee waa kee?
Dadkii u dhawaa Gabre, waxa aan Ka maqlay, in Gabre uu dalka Shiinaha joogo, waan ogaa in hanti badan oo Somalia uu Ka tacbay uu Shiinaha dhigtay.
2-Su’aal, ma naga hubisay halka Gabre Ku sugan yahay?.
Labadaa Su’aal oo aan fahmi waayay,haddii aad jawaab sugan u heli karto nala wadaag.
Mahadsanid.
Qore: Yahya Amir