Gobolka cagaaranbaad maqasheen MA maqasheen Gobolka gobta? Waa oodweyne
Waxay ahayd u diyaar garoowgii doorashada madaxtinimada somaliland madaxweynaha jamhuuriyadduna ku tagay safar uu kaanbayn garanayay hanashada jagada madaxtinimadda.
Waxa ay gobolka gobta ee oodweyne ku qaabileen gobonimo iyo soo dhawayn sare,iyagoona u fidayay roog Cas wakhtigaas uu omadaxweynuhuna ahaa musharax dadaal ugu jiray hanashada kursiga.
Sannad ka bacdi ayuu isla musnaraxii muse oo madaxweyna ah ugu tagay safar misna waxa lagu so dhaweeyey hadhuub caan geel oo qabow
Dadka oodweyne waa dad u dhashay gobonimo deeqsinimo iyo soo dhawayn aan cidddi kaga hor Marin .waligood taariikh waa dad dub wanaagsan oo yiqaana dadnimada iyo wannaaga madaxweyne wuu qiri gobolka namper one so dhawaynta I nay oodweyne tahay
Hamse riraash