SHirkadu waxay Abaalmarinta 2018 ugu guulaysatey Hufnaan, daahfurnaan, adeeg wanaag iyokalsoonida buuxda ay ku qabaan macaamiisheedu
Ururka gaaroodi waxa uu hanbalyo balaadhan u dirayaa gudoomiyaha shirkada telesom Mr.Abdikarin Mohamed Eid, iyadoo karyisiisa iyo aqoontiisu keentey in shirkada telesom ku guulaysato in ay noqoto shirkada ugu wanaagsan shirkadaha adeega isgaadhsiinta bixiya qaarada Africa 2018, ka dib markii tartan loogu qabtey dalka south Africa
Shirkadu waxay No.1 ku noqotey Hufnaan, daahfurnaan, adeeg wanaag iyo kasoonida buuxda ee macaamiisheedu ku qabaan
Telesom waxay qatb lixaadle ka qaasatey horumarka ito dhismaha qaranka Somaliland, shirkadu indhaha caalamka ayay ku soo jeedisay Somaliland, taas oo wax weyn ka tari doonta ictiraaf raadinta Somaliland
Gudoomiyaha Ururka gaaroodi
Dr. Ali Hassan