SOMALIA MA NOQONKARTO FALASTIIN LABAAD
EEBBE (S.W.T) WAXAA UU SIIYO UMMAD WAXAA UGU QIIMO BADAN DHUL HOOYO OO AY LEEDAHAY OO AY KU FAANTO, KU HORUMARTO KUNA NOOLAATO SI XOR AH. MAANTA FALASTIIN AYAA OG QIIMAHA UU DHULKU LEEYAHAY OO MUDDO 70 SANO AH MAALINKASTA DHIIG U DAADINAYSA SI AY U XORROWDO.
ITOOBIYA AYAA SOMALIA U JIIDAYSA GEED HADH LEH UNA HORSEEDAYSA NABAD IYO BARWAAQO WAXAY LA MID TAHAY ISRAA’IIL AYAA FALASTIIN U JIIDAYSA GEED HADH LEH UNA HORSEEDAYSA NABAD IYO BARWAAQO.
ISRAA’IIL WAXAY TAARIIKH AHAAN U SHEEGATAA DHULKA FALASTIIN OO DHAN HALKA ITOOBIYANA TAARIIKH AHAAN U SHEEGATO DHULKA SOMALIDA OO DHAN..
Ibrahim Hassan