salaamulah
waxa nasiib daro ah in abiye ahmed jsland ula dhaqmayo sidii ay mamul goboleed ay tahay
taa waxa cadaynaya weftiga kililka oromadda ka yimi ee abiye soo direy caasimadda jsland lagu soo dhoweyey
waxaan aad ula yaabay safiirka somaliland u fadhiya ethiopia oo aad u faraxsan oo ku le
dalka maanta waxaanu kusoo dhoweynayyay wefti culus ninkaasi waa dublumaasi wa siyasi
ha iga hadho wey is ceebeeyeen dalkiina wey ceebeeyeen xukuumadda mw muuse biixi
ee iska garanla sawirka ku dhacaya weftiga kililka ka yimi iyo jsland may isla siman yihiin
markay is qaabilayaan dadkii aqoontii baa ka dhimatay maskax ma jirto siyaasad wax ay ka garanayan
ma jiraan dadki wax fahami lahaana wasaaraddaha laga ilaaliyay markaa mw muuse waxaan leeyey
waxa dhegaha shacabka ka batay muuse wa geesi wa nin go,aan qaadashole wa siyaasi dalka aan
ka bixin wuu soo halgamay,laakiin waxa wixii oo dhan isku fuuqsaday la-mood noqonse waa
goorma ayay jsland kilil la macaamili jirtay waxa xigaana waa kililka oromadda ka timi oo mw muuse
ku casuumada kililka oromada iyo mw muuse oo la kulma dhigiisa madaxweynaha kililka oromadda
waa siyaasadday ethiopia ciyaareyso laakiin xukuumadda muuse waa faashil muddo sanadda ayay ku
fashilantay
caamir ahmed