Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay kulankii Madaxweynaha, Xisbiyadda iyo arrinta Koomishanka
Hargeysa (Togaherer)- Guddoomiye ku xigeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadley kulan is afgarad ah oo dhexmaray Xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo Xukuumada oo ku aadanaa qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.