RAGBAA KU DAWAKHAY SIYAASAD AYAGOO MACNAHEEDA IYO CILMIGEDA DARAASAYN. AYAA XILAL LOO DHIIBAU. KA DIBNA WALAF SIYAASADEED KA QAADAY IYO MUNAAFAQAD, BEEN, IYO DADKA LA QAYBIYO, LAYS KU DIRO RUNTANA LAYS KA ILAALIYO. IYADOO BEEN LAGU QADHAABANAYO DADKANA LAGU DHACAYO XOOLAHOODA. DADKII CAYNKAAS AHAA AYAA ILAA HADA NAAWILAYA INAY XIL LOO DHIIBO. QALALAAD BADANA KA FAHMAY SIYAASADA DADKA CAYNKAASA. SIYAASADA RAGNA WALAFBAY KA QAADEEN IYO AF DHIGI WAA , RAGNA WAAYA ARAGNIMO ,SABABTAN KEENTAY INAY UMADU QAYBSANTO DADKA AAN SOO SHEEGNAY AYAA SIYAASIIN KU DHUUMANAYA
QORE Mohamud Ahmed DHOOLAYRE.