Madaxweynaha maamulka Puntland Md Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash ayaa maanta 09 Jan, 2019 waxay kulan Deg-Deg ah isugu yeedheen lana qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland,sida La sheegay kulanka ayaa looga wada hadlay adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland.