Ina Lillahi Wa ina ileyhi Raajicuun
Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabkaSomaliland ee ku dhaqan dalkan Swedenwaxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa Mudane Osman Abshir Abdulle ooku geeriyooday dalkan Djabouti maanta ooay taariikhdu tahay 15/1-2019. Waxa aanumarxuumada Alle uga baryaynaa in uuJanatul Fardawsa geliyo sidoo kaledhamaan ehelkiisa iyo asxaabtiisa samir iyoiimaan ka siiyo.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaaodayaasha guuritida ah ee hadh iyo habeenka shaqeeyaha hawlaha midaynta iyosamafalka ee shacabka ku nool Sweden.
ALLA MAHAD LEH
Hussein Wadadyare
Madaxa Arimaha Bulshada
Ahna Ku xigeenka Wakiilka Somaliland eedalkan Sweden