salaamulah
dhagax dhiggi dekadda berbera waxa laga joogaa 3 bilood & dheeraad in lagu bilaabo dhisiddeeda
3 biloodba waxa war-baahinta maxaliga ah taagnaa maareeyaha dekadda berbera oo intaaba ku
qudbadeynayay qalabkii dekaddu wuu so baxay dhexduu kusoo jira weftiga meeshii la dejin laha
waanu diyaarinay warkiisii ugu danbeeyay waxuu ahaa mar uu hctv wareysi siinayay waa 3 wiig ka horĀ
ku lahaa 3 cisho ee soo socota qalabki waa imanayaan dhexdaasay ku soo jiraan waxaad is weydiinaysa
goormuu maareeyuhu run sheegaya goormuuse sheegeyn bal adba warbaahinta maxaliga waxaan ka
codsan lahaa bal inay xafiiskiisa berbera ugu tagaan soo wareystaan xagay wax marayaan wuxuu noo
sheegayay waxba kama soo naasa-caddee arin kalana waan is weydiiyaa shirkaddi kale fransiiska ahayd
ee bollore ee libin laabka dp ku maalgelineysay taa waxay xukuumaddu ku diiday ilaa hadda war lagama hayo
suaasha kale berbera coridor iyaduna xagay ku danbeysay bal waan jeclaan lahaa inay warbaahintu arimahaas
maareeyaha dekadda war kasoo qaaddaan
wabilahi tawfiiq
caamir ahmed