aqoondarrada haysata wasiirka ciyaaraha jsl ee ku faraxsan inuu dalal an hore taariikh u lahayn weligood
oo dalal kale ka,go,aya ay ka tirsanaayeen tariikhdooda oo dhan inuu la bar bar dhigo dalkan jsl ee taarikhda
lahaa ahaa dalkii 4aad ee afrika xorooba 26 june 1960 kii xuduud cayiman le taarikhdisa laga wada dheregsanyay
inuu maanta wasiirku la shir yimaado ma ahayn dalkii jsl la meel dhigo
waxaan ku darayaa siyaasiyiinta jsland ee markay hadlayaan ku bilaaba 91 kii baanu ka go,nay somalia ee beesha
caalamkuna rayiga qaldan la qaadanayaan oo ay warbixin kastoo ay soo saaraan beesha caalamku odhanayaan
sl the break-away of somalia oo micnihu yahay sl oo ka go,aya somalia kelmadaha ah break-away iyo ka go,aya
waxa loo isticmaala dalal aan dal markooduu hore aan ahayn kala,go,id ba hadaa maqasho maskaxdaada waxa
kuso dhacaya wax markoodi hore isku yaalay oo kala go,aya beesha caalamkuna waxay ku odhan doontaa uun
isku soo celiya dal inuu kala go,o ma ahee waana siyaasadda ay jsland fahmi kari, la,dahay ilaa yooma hadaa siday
u saxdo laakiin somaliland maaha dal dal kale ka go,aya
ee waa midnimadii 60 dalkoodi meeshay ka yimaadeen 60 ku noqday
xukuumadda jsl ayaa looga fadhiyaa inay caalamka u cadeyso ma nihin dal ka go,aya somalia mana nihin break away
ee waxaanu ahayn dalki 4aad ee afrika xorooba 26 junr 60 waxa inaga horeeyey uun afrika ilaa 3 dal kii 4aad baynu ahayn
maanta may ahayn in xubin laga noqdo dalal yaryar oo aan dal ahayn sidii jsl lana casuumo la isla meel dhigo hawaddana
laga saaro taariikhdii dheereyd ee dalku lahaa ilaa 26 june 60
nin raga uun baa fahmi kara
caamir ahmed