Tacsi
Ina Lillahi Wa ina ileyhi Raajicuun
Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabka Somaliland ee ku dhaqan dalkan Sweden waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa Mudane Dr Mohamed Rashiid sheikh Hassan oo ku geeriyoodaydalka Somaliland, magaalada Hargeisamaanta oo ay taariikhdu tahay 22/2-2019.Waxa aanu marxuumka Alle uga baryaynaain uu Janatul Fardawsa geliyo sidoo kaledhamaan ehelkiisa iyo asxaabtiisa samir iyoiimaan ka siiyo.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa haldoorka Somaliland ee dalkan Sweden ku noolaa xilal sare-na kasoo qabtay Somaliland sidoo kale hadh iyo habeen ka shaqeeynayeyhawlaha midaynta iyo samafalka eeshacabka ku nool Sweden iyo Somalilandba.
ALLA MAHAD LEH
Hussein Wadadyare
Madaxa Arimaha Bulshada
Ahna Ku xigeenka Wakiilka Somaliland eedalkan Sweden