364 diyaaradood oo la mid ah tii ay lahayd Ethiopian Airlines ee dhacday maalintii shalay ayaa shaqeeya (in service) oo ay shirkada Boeing gacanta ka galisay shirkadihii ka dalbaday. Tiro badan oo shirkadaaas ka mid ah way fadhiisiyeen (grounded) nooca diyaradan dhacday ee ay isticmaali jireen ilaa laga hubsanayo sababta keentay shilkii dhacay.
Hoos ka eeg shirkadaha isticmaala B737-MAX.
9 Air 1
AerCap 5
Aerolíneas Argentinas 9
Aeroméxico 5
Air Canada 20
Air China 14
Air Lease Corporation 14
American Airlines 22
Aviation Capital Group 5
Avolon 2
BOC Aviation 5
Business Jet / VIP Customer(s) 2
CDB Financial Leasing (Ireland) 1
China Development Bank 1
China Eastern Airlines 13
China Southern Airlines 16
Copa Airlines 5
Enter Air 2
Ethiopian Airlines 5
Fiji Airways 2
Flydubai 14
Garuda Indonesia 1
GECAS 22
Gol Transportes Aéreos 6
Hainan Airlines 7
ICBC Leasing 5
Icelandair 3
Jet Airways 6
Lion Air 14
Mauritania Airlines International 1
Norwegian Air Shuttle 18
Qatar Airways 5
Royal Air Maroc 2
SCAT Airlines 1
Shandong Airlines 6
Shenzhen Airlines 5
SilkAir 5
Smartwings 1
SMBC Aviation Capital 2
Southwest Airlines 31
SpiceJet 7
Timaero Ireland 2
TUI Group 11
Turkish Airlines 7
United Airlines 12
WestJet 12
XiamenAir 9
TOTAL 364
Cabdikariim Ali Cilmi