Waxaa Weerar Xagjirnimo ah Oo ka dhacay magaalada Surrey ee dalka UK Dhaawac xumi Ku soo gaadhay Wiil dhalin yaro ah oo da´adiisu tahay 19 jir.
Waxaa sidaasi Xaqiijiyey Booliska dalkaas iyaga oo sheegay in ay weerarkan u qabteen Dhacdadan Nin 50 Jir ah oo lagu siigay in uu yahay dadka Ajaaniibta Neceb ee cunsuriyiinta ah .
Ilaa iyo Hadaa waxa uu police dalkaasi uu Baadhitaan balaan ku wadaa ninka in ay cidi wehelisay iyo Cida ka dambaysay , marka laga reebo warkan hordhaca ah .
Isha ku hay Warqabadka Togaherer wixii ka soo kordha warkan hordhaca ah