22 jir lagu xukumay 16 sano Oo xadhiga ah. Nin 22 jir ah oo degan Magaalada Larvik Norway ayaa ay maxakamada degmada Larvik ku xukuntay 16 xadhiga ah kadib markii uu maxakamada horteeda ka cadeeyay in uu rabay in uu isdilo habeenkii sanadka cusub ee 2018. Halkaas oo gaadhi uu watay ka hor geeyay Gawaadhiidii kale ee maraayay haadka kale Wado wayn oo High Way ah taas oo uu shil gaadhi ku dilay qoys gaadhi watay oo aabihii ku qudh baxay.