Theresa May ayaa warqad codsiya U dirtay midowga yurub ka na codsatay in loo kordhiyo wakhtiga furitaanka.
Madaxda u saraysa Midowga Yurub ayaa u cusbooniisiyay wakhtiga ka bixitaanka Midowga Yurub oo ka ga eekaa bishan March 29 keeda Ayaa waxay u kordhiyeen ilaa iyo 22.May 2019. Theresa May Ayaa rabtay in looga dhigo ilaa bisha juni Sanadkan balse Codsigaasi Waa laga diiday.
Midowga Yurub ayaa rabay in ay ku xidhaan shuruud adag dib U dhigida ka bixida midowga yurub balse waxa dib U dhigida U kordhiyay madaxda u saraysa ee midowga yurub iyagoon hordhigin Baarlamaanka midowga Yurub.