Daawo: Ururka Hubaysan Ee Xamaas oo Ku dhawaaqay Xabad joojin Bilaa shuruud ah Kadin markii Si Xad Dhaaf ah Yuhuudu maanta u garaacday Qasa
Ururka hubaysan ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay Maanta xabad joojin ka dib markii Israaiil U gaysatay Qasa duqayn badan oo cirka ah iyo raakreti dhulka laga gano, waxa qayb ka ah xabad joojinta Masaarida waxa sheegay afhayeenka Xamaas Fawzi Barhoum balse Israaiil ka May jawaabin hadalka ka soo yeedhay Xamaas.
Ururka Xamaas Ayaa Baryahan Ay dadka Shacabka Filistiin ay ku kacsanaayeen taas oo ay sheegeen Shacabku in aanay Xamaas waxba xoraynayn oo ay Dhawr madafac oo ay ridaan uu galaafanaayo Boqolaal ruux.