Roobabkii gu’ga ayaa ka curtay meelo ka mida Soomaaliya, waxa ka mida gobollada uu ka curtay shebeelada hoose, shebeelada dhexe , Bay iyo Galgaduud waxa kale oo uu ka curtay meelo ka mida Somaliland iyo SomaliState.
Roobabka oo la sugaayay dadkuna aad ugu riyaaqeen kuna qabowsadeen raxmada u da’day.