Daawo: Ciidamo hubaysan oo gudaha u galay Universal tv Kuwaas oo aan haybtooda la garanayn
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ciidamo boolis ah oo hubaysan weerar ku qaadeen xarunta Universal tv halkaas oo ay iska caabin kala kulmeen Ciidamada ilaalada xarunta Universal dad goob jooga ayaa sheegaya in ay maqlayaan rasaas la is waydaarsanyo oo xoog leh lama se sheegin khasaaraha ka dhashay weerarka.