29ka sanee dalkani midnimadiisii iyo sharaftiisi la soo noqday lama maqli jirin cudurkan dirta la dhaho
jsl waa ka madax banaana lama maqli jirin marka magacan la maqlo waxa iigu horeysay shirka carta
2000 arintaaso ina geelaha jubuuti haystaa arintan dirta ah isagu abaabulay una yeedhay dhankan sl odayal
ka mida suldaano magacooda la garanayo hadadan dalka jsl ku sugan waxba magacaabi mayno ku saxeexay
shirka carta isaaqu waa dir iyo waxaas ujeedka ina geelaha jubuuti sidaa u rabay waa xildhibanada isaaqa
ee ku sugan ama aaminsanaaba midnimada kuraasta yeyna qaadan 61 kursiye dirta raaciya 28 meelahaa
haku soo hadhaan iyagoo markaa barlamaan ku sheega xamar daawade ka noqda ujeedkiisuna ahaa 61 kursi
isaaq baarlamaan ku sheega xamar ku yeesho mooshin ictiraafka sland bay keenayaan dirta inaga raaciya
haday isaaqnimo wax ku
qaadan lahaayeen 61 kursi bay qaadan lahaayeen laakin ilaa maanta maba fahansanaba caynku halka laga
qaloociyye iyo ujeedada laga laha kaaga darane kuwaa baarlamaan ku sheega xamar ku sugani waabay iskaga
faraxsan yiin umad liidata dhe
arinta kale aad aan ula yaabay waxa ka mida wasiirkan maaliyada ethiopia kana so jeeda ee kililka ahmed shide qabiil ahaan waa
nin dir ah wuxuuna ka sii yahay qabiil la yidhaa (gure) gur-gure maaha , shirarkan adis ilaa jsl lala soo galay
ee dirta la yidhaa isagaa abaabulkisa wata anuu sidaan u badinayo bal isaaqan kililka degan ee deegaan
balaadhaan ku le mey raganimadooda han ku yeeshaan ay ismaamulkan kililka kula wareegi lahaayeen maxay
gure iyo ahmed shide ugu suuq tagayaa isaga ku guurayee deegaan balaadhana male ninkaasi gure tuulo la yaqaana
male
ta kale isaaqan dirta sheegta waxaan waayay weriye qudha oo weydiiya bal isaaqan dirta xaguu ka galaa ma ku abtirsadaan
sideynu naqaano isaaqo waa 8 afar iyo isku baha iyo afar isku baha sheekh isaxaaqna abtirsiin carbeed sii le
bal isaaqan aan kula soo galgalanaysaan waa dir bal meeshu ka galo kuwiinaa koofiyad baclayaasha ah umadda
usoo bandhiga ta kale prof cabdisalaan yasin oo aan is lahaa aqoon wax badan buu ogyay waxaa soo baxday aqooni
wax ma tarto arin kalaan aad ula yaabay safiir dhan oo dalkan jsl safiir uga ah ethiopia inuu ethiopia gudaheedii kilil ka mida
ka dhex hadlay ninkaana waan fahmi waayay aqoontiisa siyaasaddeed wa fafiir dhan cid xil ka qaadayna ma jirto tusaale
safiirkan jamaludiin ee ethiopia u fadhisa caasimada jsl hadu ka dhex hadlo jsl dhexdeeda ma fiicna soo maaha
meeshan aqooni ma taalo kaad is odhan lahayd aqoon baa ku duuban waa si kale u daa
caamir ahmed