Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta,taasI oo laga hellaayo ajri farabadan iyo kheyr heerkeeda laqiyaasi Karayn iyo janno haddiiba sideeda looga faa’idaysanayo la hilmaami karayn .
Waa bil hiifaha loo qaadayo shayaadiinta,Isla markaana lagu hubsanayo hogdheer ilaa kuwooga yaryar ee ka hoos baxa mooyee.
Waa bil habbeen kaste iyo maalin kaste dadku u hurayaan hantidooda iyo waxay haystaanba dar ilaah, uguna hibbaynayaan masaakiinta ku hareeraysan
Waa bil Qaar kalena u hanwaynaanaya iyagoon ka habsaamayn masaajidada si ay ugu cami_raan qiyamka laylka iyo soo jeedka habbeenada ,si ay uga faa’idaystaan wakhtigooda ay haystaan.
Waa bil aan LA helli Karin. sannad walib Hal Mar soo Marta taa oo ka cullus wax waliba.alla dhamaanteen ha inagu hannuuniyo.
Hamse riiraash