Ww Muuse Waa Siyaasi Go,an Qaadasho Le Ha Iga Hadho W/Q caamir

talooyin ku socota mw muuse biixi in kasta oo aanu talooyin kaba qaadan hadana ka muwadin ahaan

talo ayaan usoo jeedinayaa

deg deg u diyaari awood qeybsiga golaha wakiilada ku meel gaadh ahaan ilaa inta laga helayo diiwaan-gelin gobol kasta inta ku nooltusaale awdal 17 saaxil 15 togdheer 19 sanaag 20 sool 19 maroodijeex 25 ku meel gaadh ahaan xeerkaana gee baarlamaankakootada dumarka shucuubta la hayb sooco xeerka wax ka beddelida dastuurka qodobka gudidda doorashooyika khuseeya ee ah 7 in laga dhigo 9shir la gal gudidda doorashooyinka bisha june ka codso inay isku casilaan bishaa u dhimana sii wada dhe diiwaangelintiibilowga june magacaw guddi cusub oo 9 xubnood ah 3 xisbiba ku ganacsan yihiin si doorasho inoogu dhacdo 

           hadii uu madaxweynuhu talooyinka dalka u danta ah qaadan waayo muranka siyaasaddeed ee dalku galo isna ku farxi maayo

           xagay kasoo noqotaana wey adkaan doontaa marka mudane mw talooyinka qaado odeygii dalka ugu sareeyaan tehee

           dalka ka badbaadi murankaa siyaasaddeed ee dalku ay u eegtahay inuu galayo maantaad jaanis haysataa dadkuna wey ku

           eegayaan xisbi dhan oo 42 percent helay la idiinma baahna oo 2 xisbi baa doorasho gelaya waxay ila tahay ha yareysan

           in dalka lagu kala tagaa dhici karta hadii la is dhegeysan waayo xeerkan aad tidhi xaalad deg dega ayaan gelinayaa sanaag

           waad il duuftay waxay ahayd inaad xaallad deg dega gelisid gudidda doorashooyinka awood qeybsiga wakiilada xubnaha

           guddida doorashooyinka inta xubnood ee ay noqonayaan waxaasoo dhan baa xaalad  deg dega kaa mudnaa 

           wabilaahi tawfiiq

           caamir

Advertisement

Ku Xayeysiiso