Dawlada Soomaliya Ayaa Jawaab Ka Bixisay Siyaasiyiintii Loo Diiday Dalku Galka Passaportka Soomaaliga Ah
Dawlada Somalia ayaa Kiiniya ugu baaqday in ay xeeriso xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Keeniya iyo Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somalia ayay ku sheegtay in ay Soomaaliya Xishmad u Hayso Kiiniya,
Waxaana ay Qoraalkan ku Sheegeen in Labada Dhinacba Ixtiraamaan Heshiiskii Labada Dhinac Dhex Maray Ee Ahaa In Si Toos Ah La Iskugu Socon Karo (Duilimaadyo Toos Ah) Nayroobi – Muqdisho
Halka Imika Ay Immika U Wareejisay Kiinita Magaalada Wajeer.
Xurgufta Siyaasadeed Ee Kiiniya Iyo Soomaliya Ayaa Kor Usii Kacaysay Maalmihii U Danbaysay.
Kiiniya Ayaa Laga War Dhawrayaa Sida Ay Uga Fal Celiso Qoraalkan