Daawo: “Kulankii Shalay Nimankii Garxajiska Sheeganayey iyo Madaxweynaha Waxaanu Dareenay in aanay waxba ka suurobin .. Suldaanka Ina Xirsi Qani ayuunbaa Si Heer Qaran ah u hadlay inta kale way ka Qaseen .. Caarena waxaan leeyahay waar Madaxweynena ma tihide na dhaaf oo Orod oo ka dagaalan Hargaysa Burco iyo Oodweyne” Xildhibaan Golaha Deegaanka Ceerigaabo ah