Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Marxuun Ibrahim Axmed Muuse Afweyne ” Dubbe” Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa Barrina lagu aasi doono Xabaalaha Haleeya
Alleh ha u naxariistee Waxaa Maanta duhurkii ku geeriyooday Magaalada Hargaysa Ibrahim Axmed Muuse ( Dubbe). Marxuumka ayaa Mawtal Qafle haleelay maanta duhurkii markii ka yimid Masaajid.
Aniga oo ku hadlaaya Magacayga iyo Magaca Hawlwadeenada Warbaahinta Togaherer Waxaan tacsi u dirayaa Dhamaan elehadii iyo Qaraabadii Gaar ahaan Caruurtiisa iyo dhamaan Reer Muuse Afweyne Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alleh u naxariistii Marxuumka.
Mar labaad waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo dhamaanteen meeshuu ka baxayna badal/Cawil khayr qaba ilaaha inaga siiyo.
Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun