Tacsi Tiiraanyo leh inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun
Dhamaan ururka Midnimada Somaliland Gudoomiyaha, Gudida iyo Guud ahaan Xubnaha ururka Midnimada Somaliland Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guud ahaan Shacabka Somaliland Gaar Ahaan Dhamaan Ciidan Waynaha Policeka Somaliland Si gaar ah Waxaa u tacsiyeynaynaa Ehelkii, Qarabadii iyo Qoyskii u baxay AHN Taliyihii Ciidanka Police ka Somaliland Sareeye Gaas Maruun Cabdilaahi Fadal Iimaan.
Ilaahay waxaan u baryeynaa in uu janadiisa ugu deeqo dambigiisana uu dhaafo Samir iyo iimaan Waasacana ka siiye Dhamaan Dadkaa aan kur ku soo xusnay.
Amiin
Ururka Midnimada Somaliland
UMSL