Daawo : Qaabkii Loogu codee xubnihii Kominshanka ee Lixda ahaa iyo Sidii loogu kala codeeyey … Xubintii Wadani Wadni oo Wali ka maqan xili ay ansixintii dhacday.
- Cabdirashii Maxamed Cali .. Waxaa Haa yidhi 50 Xubnood Waxaa maya yidhi 13 Xubnood waxaa ka aamusay 1 xubin ah
- Maxamuud Daahir Jaamac.. Waxaa Haa yidhi 55 Xubnood Waxaa maya yidhi 5 Xubnood waxaa ka aamusay 4 xubin ah
- Mustafe Maxamed Daahir …Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood Waxaa maya yidhi 4 Xubnood waxaa ka aamusay 2 xubin ah
- Kaltuun Xasan Cabdi….Waxaa Haa yidhi 55 Xubnood Waxaa maya yidhi 8 Xubnood waxaa ka aamusay 1 xubin ah
- Cabdiraxaam Ismaaciil Dixood ..Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood Waxaa maya yidhi 0 Xubnood waxaa ka aamusay 8 xubin ah
- Xasan Yuusuf Ducaale …Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood Waxaa maya yidhi 1 Xubnood waxaa ka aamusay 5 xubin ah
Mar walbana gudoomiyuhu muu codaynaynayn