Dr Ismael Specialty Hospital oo laga Bilaabay Qalliimo Casri ah Xagga Lafaha ah kuwaas Loo tagi Jiray Dalka Dibaddiisa.

Cusbitaalku Dr Ismael specialty hospital oo laga bilaabay qalliimo casri ah xagga Lafaha ah kuwaas oo tagi jiray dalka dibaddiisa.
waxa uu xidhiidh la leeyahay Indiana hospital oo ku yaalla dalka Hindiya.

Qaliimadan casriga ah ee uu bilaabay Dr Ismael waxa loo aadi jiray sida Turkiga, Hindiya Malesiya oo dalalka caalamka kuwaas oo bulshada ku ahaa cadibaad isla markaana lacag badan laga qaadi jirey.

Advertisement

Ku Xayeysiiso