Dhakhtarkii Soo Saaraan Digniinta Ugu Horeysa Ee Ku Saabsan Cudurka Dilaaga Ah Ee Coronavirus Ayaa Dhinta Maanto Jimcaaa,Sidaan Waxaa Yidhi isbitaalkii lagu Daweynayay .

Dhakhtarkii soo saaraan digniinta ugu horeysa ee ku saabsan cudurka dilaaga ah ee coronavirus ayaa dhinta maanto jimcaaa,sidaan Waxaa yidhi isbitaalkii lagu daweynayay .

DrLi Wenliang wuxuu ku dhacay viruska isagoo ka shaqeynayay Isbitaalka Dhexe ee Wuhan.

Wuxuu digniin u diray dhakhaatii kale ay wada shayenaayen 30kii Disembar laakiin booliiska u sheegey inuu joojiyo “hadalada beenta ah”.

Waxaa jiray warar is burinaya oo ku saabsan geeridiisa, laakiin howl wadeenada caafimaadka sheegaya inuu dhintay 02:58 jimcihii (18:58 GMT .

Fayraskan ayaa ku diley 636 qof wuxuuna ku dhacay 31,161 gudaha Shiinaha, sida ay muujiyeen tirakoobyadii ugu dambeeyay ee Komishanka Caafimaadka Qaranka.

Tirada dhimashada waxaa ku jira 73 dhimasho oo cusub oo la soo sheegay Khamiista
Warqabadka Togaherer Dubai

Advertisement

Ku Xayeysiiso