Ethiopia Oo ku Guuleysatey Bacriminta Qaadka Iyadoo U Adeyg Satey Hab Technology Ama Grean House Loo Yaqaan iyo Dawoyin Awood Usiinaaya Geedkiiba In lagooyo 2 bilodba mar farsamada ayaa Siineysa Ethiopia iney Hesho lacag Adag
Mashaariic lagu horumarinayo beeraha Qaadka Ethobia Ayaa Lagu Bixinayaa lacag Aad U Badan Si Looga Helo Dhaqaale Xoogan Oo Kor U Qaada Dhaqaalaha Dalkaas .
Waxaa Ay Beeraysaa kumanaan Higtar Ahi Ee Qaad Ah Nooca Loo Yaqaan ( Fujiska ) .
Qaadka Ayaa Noqday Isha Dhaqaale Ee Ugu Weyn Waxyaabaha Ay Ethobia Dibada U Dhoofiso Uu Kaalinta Koobaad Kaga Jiraa .
Suuqa ugu muhiimsanan ee loo iib geeyo waa somaaliya gaar ahaan somaliland .
Mashruucan Ayaa Ah Mid Lagu Bacriminayo Dhirta Qaadka Dawooyin Dedejinaya Korintaan Geedka mudo yar ayaa Geedka Lagu iib Haynayaa .
Dawooyinkaasi waxay dadka isticmaal ku keenaan kharto caafimaad .