Dhawaqa iyo qeylada meelkasta gaadhey aduunyada waxey mareysaa in leysu talaabiwaayo wadamo badanoo lahaa xuduud iyo ganacsiyo aan xadlahey maanta fiintaa dhextaaganoo halista coronavirus mareysaa igajoo
Intabada dowladaa ayaa bixinaaya waxii lagaga hortagilaa virus waxaad arkeysaa wadooyinka dhexdeeda oo lagu qeybinaayo alcoloda ama afduubka
Sidaad aragtaan waa maayirkii adis ababa badhtamaa magaalada adis ababa ayuu ku qeybinayaa alcoloda waxaanu dhigayaa farmasiiyada iyo meelaa leysugu yimaado sida mollasha hudheelada cunada iyo maqaahiyaa