Madaxweyne Kuxigeenka DDS Aadan Faarax ayaa sheegay in la aasaasay Sanduuq lacageed oo lagaga hortagayo Coronavirus, wuxu bulshada ugu baaqay in ciddii awooddaa ka qayb qaadato deeq ururinta Sanduuqaa ka hortagga Coronavirus loogu talo galay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso