Madaxa Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa sheegay in Shirkaddu ay khasaartay $550 million saamaynta ka dhalatay Coronavirus awgeed

Madaxa Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa sheegay in Shirkaddu ay khasaartay $550 million saamaynta ka dhalatay Coronavirus awgeed.

Waxay joojisay Shirkaddu 91 kamid ah 110 ka goobood( destinations) ee ay Shirkaddu ku tagi jirtay duulimaadyada tan iyo Intuu Coronavirus ku faafay Caalamka taas oo ka dhigan in 10% kaliya ay hadda u duusho diyaaradu magaalooyin kii ay diyaaradu u qaadi jirtay Rakaabka markii hore.

Sidoo kale wuxu beeniyay madax Shirkaddu Wararka sheegaya in ay Shirkaddu fasaxday Shaqaalaheedii tiro badnaa ee ka hawl galayay, waxa aanu sheegay in dhamaan shaqaalihii diyaaraddu ay sidoodii hore u hawl galaan oo ay shaqada ugu jiraan.

Reuters

Advertisement

Ku Xayeysiiso