Afhayeenkii Baarlamaanka deegaanka ayaa qorey warqadii iscasilaada waxyar kahor kadib ka warwareega uu ka warwareegay codsi uu shalay usoo jeediyey kusimaha Madaxweynaha deegaanku Mustafa Cumar. Waxaan filayaa mudanahan iyo Kooxda maanta la eryey cidna udarsan mayso
Ugaaska ayaa hadda kamid ah shacabka deegaanka, inkastoo uu qabo rajo in xil wisiir ama meel kale lagu qoro maadaama uu amarka qaatey.