Wasiirka Biyaha JSL Ayaa Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda Biyaha Oo Loo Tababaraayo Sidii Ay U Baran Lahaayeen Qaabka Loo Baadho Biyaha.
Waxaa Biyaha Lagu Baadhi Doonaa Xarunta Shaybaadhka Biyaha Oo Markii Ugu Horeysay Ay Yeelato Wasaaradda Biyaha JSL
Video Player
00:00
00:00