Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Md Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukumadda u soo jeediyay in ay soo bandhigto heshiiska ay la gashay shirkadda Trafigura oo madmadow badan ka muuqdo, islamarkaana halis ku ah ganacsatada dalka iyo badqabka bulshada.